E-commerce: Mustaqbalka Ganacsiga Casriga ah ee Soomaaliya

E-commerce ma ka shaqeyaa somalia? 5 dariiqo oo loo bilaabo ganacsiga “E-commerce:” Hordhac Dunida maanta, ganacsigu wuu is beddelay. Looma baahna inaad furato dukaan weyn ama suuqa dhexdiisa aad ka ganacsato. Waxa aad u baahan tahay waa internet, qalab casri ah, iyo adeeg la isku halayn karo. Waxaa taas lagu magacaabaa e-commerce, ama ganacsi elektaroonik […]